Sawirro: Askari Israel oo afka u galiyay sunta dadka ka ilmeysiisa dibadbaxe falastiini ah

Shalay salaadii jimcaha kadib ayaa dibadbaxayaal Falastiiniyiin waxay hujuumeen ciidamo Israa’iiliyiin ah oo ku sugnaa marinka Qaza, waxayna ciidamada Israa’iil dibadbaxayaashii u adeegsadeen sunta dadka ka ilmeysiisa iyo rasaas caadi ah.

Dibadbaxyadaasi ayaa waxaa ku dhintay afar falastiiniyiin ah, waxaana ku dhaawacmay in ka badan toban qof.

Ciidamada Israel ayaa mid ka mid ah dibadbaxayaasha waxaa ay afka u galiyeen rasaasta sunta dadka ka ilmeysiisa. Sawiradii laga qaaday ayaa si weyn warbaahinta caalamka u baahisay.  

A demonstrator with crutches runs for cover during a protest where Palestinians demand the right to return to their homeland, at the Israel-Gaza border in the southern Gaza Strip May 25, 2018. REUTERS/Ibraheem Abu Mustafa

Palestinian medics evacuate a wounded youth during clashes with Israeli troops along Gaza’s border with Israel, east of Khan Younis, Gaza Strip, Friday, April 20, 2018. Thousands of Palestinians joined the fourth weekly protest on Gaza’s border with Israel on Friday, some burning tires or flying kites with flaming rags dangling from their tails. Two Palestinians were killed by Israeli troops firing from across the border fence, health officials said. (AP Photo/Adel Hana)
Palestinian protesters fly a kite with a burning rag dangling from its tail to during a protest at the Gaza Strip’s border with Israel, Friday, April 20, 2018. Activists use kites with burning rags dangling from their tails to set ablaze drying wheat fields on the Israeli side. (AP Photo/ Khalil Hamra)

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE