Daawo “Baydhaba waxaa kasoo baxay in Puntland la siiyo hub ay kula dagaalanto Somaliland”

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in shirkii Baydhaba ee madaxda Soomaalida ay kasoo baxeen heshiis ka dhan ah Somaliland oo lagu hubeynayo kooxda Garowe ka talisa.

Feysal Cali Waraabe oo weerar culus ku qaado Puntland iyo beesha maamulkaasi u badan ayaa sheegay in maamulka Puntland ay hub siineyso dowladda Farmaajo, arrintuna ay caddahay in dagaalka ka socda Tukaraq laga wado Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE