Madaxda maamul goboleedyada oo war murtiyeed macno sameyney soo saaray

Shirkii Madaxda golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo, waxaana kasoo baxay qodobo dhowr ah oo ay lagu eedeeyay siyaasadda dowladda federaalka, iyagoona ku dhaliilay fulin la’aanta qorshihii amniga oo ay sheegeen in weli la dhaqan gelin.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa waxay walaac ka muujiyeen xiriirka sii xumaanaya ee dowladda Federaalka, Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga, waxayna ku dhaliileen dowladda in ay dhinac la safatay. 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE