Daawo: Aljaziira oo warbixin ka diyaariyay safarka Farmaajo ee Qatar

Telefishanka dalka Qatar ee Aljazeera ayaa warbixin ka diyaariyey socdaalka rasmiga ah ee Madaxweyne Farmaajo ku joogo dalka Qatar iyo kulanka uu la yeeshay Amiirka dalkaasi Tamim Bin Hamad.

Telefishanka ayaa si weyn ugu faaqiday warbixintiisa cadaadiska ay Soomaaliya kala kulantay dalalka Khaliijka ee kasoo horjeeda Qatar, siiba Imaaraadka Carabta iyo heshiiskii ay la gashay Maamulka Somaliland oo ku saabsanaa Dekadda Berbera.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE