Daawo: Lacag ka sameey Geed Yahuudka kuna taajir

Geed Koonfurta Soomaaliya looga yaqaan “Geed Yahuudka” halka gobolada Waqooyi loogu yeero Garanwaag ayaa deegaanada Somaliland laga bilaabay qorshooyin loogu faa’iidaayo ama munaafacayo, walow Soomaalida ay geedkaasi u taqaan “Geed Yahuudka” u arkaan mid khasaare mooye faa’iido laheyn.

Hadaba, Magaalada Hargeysa iyo gobolada kale ee Somaliland ayaa laga bilaabay in laga faa’iideysto geedkaasi oo loo arko mid khasaare u leh dadka iyo deegaanka, waxaana bilowday qorshe looga faa’iidaayo oo loogu magac daray “Geed Yahuudka lacag ka sameey”.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO IYO WARBIXINTA

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE