Akhriso: Baarlamaanka Somaliland oo ansixiyay heshiiska dekadda Berbera

Golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa ayiday heshiiska muranka ka taagan yahay ee dekadda Berbera loogu gacan geliyay shirkadda DP World isla markaana wax ku yeelanayeso dowladda Itoobiya.

Qaraarka ay ku ansixiyeen xildhibaanada Somaliland heshiiska Berbera ayaa waxay sidoo kale ay kaga jawaabeen go’aankii shalay ee baarlamaanka federaalka Somalia, iyagoo ku tilmaamay inuu go’aankaasi yahay mid get ku ah madaxbannaanida wax ay ugu yeereen jamhuuriyadda Somaliland.

 

HALKAAN KA AKHRISO QORAALKA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE