Ciidamada Itoobiya oo xasuuq ka geystay degmada Mooyaale: Dhageyso

Duqa magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka ay Itoobiya la wadaagto Kenya ayaa sheegay in ciidamada amaanka dalka Itoobiya ay halkaasi ku dileen Sabtidii 10 ruux oo rayid ah sidoo kalana dhaawaceen 11 kale.

Dhacdadaan ayaa waxaa warbixintan ka diyaariyay wariyeyaasha idaacadda VOA ayaa waxay ku sheegeen in dadka la laayay ay ahaayeen dad shacab ah oo aan waxba galabaan.

Dhageyso Warbixinta

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE