Daawo: Idris Elba oo Sabrina Dhoore masrax dushiisa kaga dalbaday guur

Jilaaga caanka ah ee reer Britain ee lagu magacaabo Idris Elba oo maalmahan lasoo bannaan baxay gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sabrina Dhoore (29 jir) taas oo uu saaxiib la noqday.

Jilaaga ayaa shirqool guur u dhigay gabadhan Soomaaliyeed isagoona masrax la buuxo kaga dalbaday in ay isguursadaan, taasoo ka farxisay Sabriina oo kedis ku noqotay, waxayna si kal iyo laab leh u dhunkaday saaxiibkeed Idris Elba oo ah jilaa Muslim ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE