Mooshin ka dhan ah C/weli Gaas oo ololahiisa ka socda Garowe: Dhageyso

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa bilaabay olole ka dhan ah C/weli Gaas, iyagoo iclaamiyay kulan deg deg ah oo ay ugu hadlayaan xaalada deegaanada Puntland.

Xilibaaan C/risaaq Jaamac Cabdi oo ka mid ah baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay qabanayaan kulan deg deg ah oo ay ugu hadlayaan qorshaha baarlamaanka ee rabitaanka shacabka iyo deegaanada maqan ee xukuumadda Puntland dib ugu soo celin la gacanta Puntland.

Wuxuu sheegay xildhibaanka in ay tixgelinayaan rabitaanka shacabka iyo dareenkooda, ayna la xisaabtamayaan xukuumadda C/weli Gaas oo uu sheegay inay gabtay mas’uuliyadeeda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE