Wiil la dhashay wasiir Cabaas Siraaje oo u sharaxan kursigii walaalkiis: Sawirro

Waxaa magaalada Kismayo soo gaaray wiil la dhashay allaha u naxariistee Wasiir Cabaas C/llaahi Siraaje, isla markaana u sharaxan inuu buuxiyo booskii walaalkiis uu ka geeriyooday.

Wiilkaan oo lagu magacaabo Maxauud C/llaahi Siraaje ayaa ah da’dii ka weyneyd marxuum Cabaas, isagoona tartan u geli doona kursiga xildhibaanimo ee uu ka dhintay walaalkiisa oo lagu dilay magaalada Muqdisho.

Dhalinyaro iyo dadweyne kale ayaa magaalada Kismaayo kusoo dhoweeyay Maxamuud C/llaahi Siraaje oo ka yimid dalka Canada, halkaasoo uu wax ku baranayay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE