Sawirro: Al-Shabaab oo tartan shiishka ah u qabatay odayaal jilib diir

Kooxda mayalka adag ee Al-Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe  ugu qabatay odayaasha dhaqanka jubbooyinka tartan shiishka ah oo loo tababaray.

Tartankaan oo ka dhacay fagaare loogu magac daray Macallin Aadan  Ceyrow oo kooxdaasi ka tirsanaa laguna dilay 2008-kii duqeyn Mareykanka fuliyay, waxayna kusoo bandhigeen xirfadii lagu tababaray iyagoo sitay qoriga AK-47.

Deegaanada ay Al-Shabaab ka taliyaan ayaa dhalinyarada iyo odayaasha loo carbiyaa isticmaalka qoryaha iyo habka dagaalka, iyadoo dadka la qasbo.   

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE