Nin xaaskiisa ka duubtay muuqaal qosol badan oo top noqday: Video

Tim Beseckers oo subaxnimo u socda shaqo xili ay wehlisay xaaskiisa ayaa waxaa ku qabsaday gurigiisa hortiisa qiso uusan waligii ilaaweyn oo uu nasiibku baxsaday.

Xaaskiisa ayaa muuqaalkaan gaaban ka duubtay isla markaana soo dhigtay baraha bulshada ayaa mudo saacado gudahood ah waxaa boqueen in ka badan 50 milyan oo qof oo qosol ka bixi waayay, kuna qaraaxeysteen.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE