Xildhibaan qosolka ka dhameeyay baraha bulshada: Video

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Ingriiska oo lagu magacaabo Desmond Swayne ayaa baraha bulshada iyo warbaahinta ku faafay, kaasoo qosolka ka dhameeyay baarlamaanka dalka UK iyo dadka isticmaala baraha bulshada.

MP Desmond Swayne ayaa hurdo macaan la dhacay xili ay socotay dood baarlamaanku ka lahaa ka bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub iyo sharciyadooda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE