Video: Haweeney kasoo jeeda Ruushka oo noqotay qofka ugu lugaha dheer dunida

Ekaterina Lisina ayaa noqotay haweeneyda dunida ugu lugaha dheer inta la og yahay dumarka adduunka ku nool, sida lagu xaqiijiyay buugga mucjisooyinka iyo la-yaabka lagu diiwaan geliyo ee Guinness World Records.

Haweeneydaan oo dadka xayeysiisyada sameysa ayaa cabirka lugaheeda ay yihiin 132.8 cm, waxaana lugta bid ay lugta kale ka gaaban tahay 6 cm sida lagu ogaaday mar lagu cabiray dalkeeda Ruushka oo ay kasoo jeedo.

Koox shaqaale madaxbannaan oo ay u dhan yihiin qalabkooda iyo dhaqaatiir ayaa sameeya kuwaasi oo ka madaxbannaan Guinness World Records.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE