Wasiirka Qorsheynta Somalia Oo Dhahar si diiran loogu soo dhaweeyay: VIDEO

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo maalmahan safar ku marayay deegaanada Puntland ayaa gaaray dhahar waxana uu halkaasi kula kulmay qey baha kala duwan ee bulshadda.

Wafdiga Wasiirka waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland.

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Wareysi u siiyay warbaahinta  ayaa ka warbixiyay safarkiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE