Heesta ugu shidan sanadka cusub ee baraha bulshada ku faaftay: Video

Fannaanka ku caan baxay heesaha shiribka iyo dhaqanka ayaa sanadka cusubow ee 2018-ka kusoo shir tegay  hees cusub oo shirib ah, taasoo ku faaftay baraha bulshada oo aad looga hadal haayo.

Xuseen Nuuriyoow oo looga bartay heesaha shiribka xambaarsan ayaa sanadka cusub ee 2018 kusoo aflaxay hees cusub oo heshay taageero aad u badan, waxaana ay ku faaftay baraha bulshada ku xiriirto sida Facebook, Youtube,Instagram iyo qeybaha kale ee xiriirka bulshada.

Faannaaniin badan ayaa sanadka cusub awgiis soo bandhigay heeso kala duwan, hase ahaatee heesta Xuseen Nuuriyoow ayaa noqotay mida looga daawasho iyo dhageysi badan yahay.

HALKAAN KA DAAWO HEESTA SHIRIBKA H.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE