Aqriso Farmaajo: oo Halis Weyn la Damacsan Ganacsato Beesha Hawiye U dhalatay Xog Muhiima”

ilo wareedyo Muhiima ayaa inoo xaqeejiyay in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo diyaarshay qorsho, halis ah laguna weerarayo ganacsato ka soo jeeda Beelweynta Hawiye kuna sugan Magaalada Muqdisho.

Weerarkan qorshahiisa la diyaarshay ayaa noqonaya wejigii labaad”kadib weerarkii lagu qaaday, Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo Maxkamad la soo taagay kadib’ lagu waayay wax denbiya .

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Somalia, oo diiday in Warbaahinta magacooda, loo adeegsado ayaa, xaqeejiyay in la diyaarshay qorshaha ,wejigii labaad ee weerar lagu qaadayo ganacsato ka soo jeeda Beelweynta Hawiye.

Ganacsatadaan u dhalatay Beelweynta Hawiye ee lala maagan yahay weerarka- ayaa la sheegay, in qaarkood xigto dhow yahiin Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta dhaliilsan Hoggaanka Dalka, iyadoo lagu soo eedeyn doonna sida aan xogta ku heleyno’ in aay maalgelin siiyan Argagixisada iyo sidoo kale in Dowladda Imaraadka Carabta u qaabilsan yahiin fashilinta DFS iyo fududeynta soo gudbinta lacagaha Mooshinada  laga wado Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre,  .

Sidoo kale qorshahaan,halista baddan ee la diyaarshay waxaa’ qeyb ka ah sidaan Xogta ku helnay in xayiraad Caalamiya la saaro ganacsigooda ganacsatadaasi Beesha Hawiye u dhashay.

Liiska Magacyadda Ganacsatada weerarka lagu yahay, oo u Baddan ganacsatada u dhashay Beelaha Habargidir Abgaal Iyo shiiqaal ayaa inoo suurta gelin ‘balse dib baan ka soo gudbin doonna hadaay inoo suurta gasho.

You might also like More from author

1 Comment

  1. Cabaas says

    Asc walaakeyo intaad wadanka dhibaatada ka ilaalin laheed adiga miyaad dabku shidaya ilaahay maad ka cabsatid oo wadankaaga wax u qabatid aduunka horumar ayuuw ku ku talaabsaday adigana codaad ayaad hurineysa 27 sano ayuu dadkan colaad ku jiray hadana dawladi iyo ganacsatadi ayaad madaxa isku galinaysa war ilaahiga ku abuuray kacabso oo dadkaaga iyo dalkaaga wax u qabo oo wax qurxoon dadka maqashi niyada haka jabinin walaalahada oo allahaaga u noqo .

    Wabilaahi towfiq

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE