Daawo: Dr Caabi: Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul?

Liin dhanaanta lagu daro biyaha kulul ayaa la sheegay in cuduro iyo xanuuno tiro badan ay daawo ka tahay. Balse waxaa dadka intooda badan aanay aqoonin qaabka loo isticmaalo iyo wakhtiga ugu fiican ee ay waxtar yeelan karto.

Haddaba Dr. Cabdi Axmed Caabi ayaa sheegay inuu tijaabooyin badan ku soo sameeyey, dad badan oo qaliimo lagu samayn lahaana ay ku bugsadeen.

Halkan kaga bogga sida uu dhakhtarku u sharaxaayo:

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE