Daawo: R/Wasaare kuxigeenka Somalia oo khudbadiisa ku furay luuqada afka Amxaariga

Ra’iisul wasaare kuxigeenka Somalia, Mahdi Maxamed Gulled oo ka qebgalay xuska maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa khudbadiisa wuxuu ku furay luuqada afka Amxaariga, isagoona hambalyo u diray dhammaan Qowmiyadaha dalka Itoobiya.

“Soomaaliya iyo Itoobiya waa labo dal oo jaar ah, kuwaas oo dhinacyo badan iska caawiya. Shacabka labada dawladoodna waxaa ka dhaxeeya iskaashi dhan walba ah..” ayuu yiri Mahdi Maxamed Guuleed..

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE