Sawirro: Soomaalida ma tartan siiyaan Geella?

Dalalka Afrika ee kaalinta koowaad kaga jirto isticmaalka Geella waxaa lagu sheegaa Somalia, oo xoolaha la dhaqdo kan ugu waxtar badan lagana faa’iido wax badan. Laakiin lama arko in lagu tartamo sida dalal badan oo dunida, gaar ahaan Kenya oo deris nala ah sanadkiiba mar loo qabto tartan caalami ah.

Maadaama marka geella laga hadlaayo dalalka Afrika lasoo qaato Somalia, haddana uma isticmaalaan ciyaaraha madadaalada “Entertainment”. tusaale magaalada miyiga magaalada Maralal ee gobolka Samburu waxaa sanad walba ka dhaca tartanka International Camel Derby oo dalxiisayaasha dunida Kenya ugu yimaada ay kasoo qeyb galan.   

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE