Boqorada adduunka ugu quruxda badan oo Afrikaan noqotay: Sawirro

Tartanka Quruxda dumarka aduunka ee Miss Universe 2017 oo lagu qabtay sanadkan magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka ayaa, ayaa waxaa loo caleema saaray inay noqoto  Miss World 2017 gabadh u dhalatay dalka South Africa oo lagu magacaabo Demi-Leigh Nel-Peters.

 Demi-Leigh Nel-Peters oo 22 jir ah waxay ka guuleysatay dhamaan habalahii laga soo xulay wadamada caalamka inay u matalaan tartankaasi waxaana ay final ku garaacday gabdha u tartameysay dalka Colombia ee Miss Colombia Laura Gonzalez oo kaalinta labaad gashay.

Demi-Leigh Nel-Peters ayaa dhawaan qaadatay shahaadada maareynta ganacsiga, waxayna tani guul u tahay dhamaan hawaanka Afrika, gaar ahaan dalka ay madaleysay ee South Africa.

Miss South Africa Demi-Leigh Nel-Peters, left, reacts as she was announced as the new Miss Universe at the Miss Universe pageant Sunday, Nov. 26, 2017, in Las Vegas. Miss Colombia Laura Gonzalez, right, is first runner up. (AP Photo/John Locher)

Steve Harvey, center, takes the stage at the Miss Universe pageant Sunday, Nov. 26, 2017, in Las Vegas. (AP Photo/John Locher)

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE