Sawirro: DF Oo Shaacisay Sawirada Iyo Magacyada Ragii Ka Danbeeyay Qaraxii Zoope

Dowladda Fedaraalka Somalia, ayaa markii ugu horeysay mudo bil ah ka dib soo bandhigtay dadkii ka danbeeyay weerarkii lagu hoobtay ee ka dhacay Isgoyska Zoope ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta ayaa bartiisa Facebook soo dhigay sawiradii iyo magacyadii Ragii ka danbeeyay weerarkaasi iyo nafti halagii waday gaariga ku qarxay Zoope.
Shaqsiyaadka loo qabtay falkii Qaraxa 14ka October ayaa kala ah
1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) –
2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado
3. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Noha baa la qabtay.
4. Ali Yusuf Wa’eys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo.
5. Abdullahi Abdi Warsame
Gaariga TM ka drawalka waday oo isku qarxiyey waa Maadey (Cismaan Xaaji) –

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE