Sawirro: Heerka uu marayo dalxiiska dalka, iyo goobaha loo dalxiis tago?

Muddooyinkan dambe waxaa dalka Soomaaliya kusoo badanaya dalxiisayaasha usoo dalxiiska taga gudaha Soomaaliya kuwaas oo isugu jira shakhsiyaad kaligood socda iyo kuwo koox-koox u socda.

Dalxiisayaasha ayaa inta badan booqda deegaannada Puntland iyo Somaliland, waana goobaha waligeed dalxiiska Soomaaliya u badnaa oo waxaa ku yaala goobo taariikhi ah iyo mucjisooyin kala duwan leh.

Hadaba sawirradan iminka idiin muuqda waa koox dalxiisayaal ah oo iyagoo gawaaridooda wada usoo dalxiis tagay Soomaaliya gaar ahaan deegaanka xeebta dhaca ee Xaafuun ee Puntland.

Dalxiisayaasha ayaa gacan soo dhoweyn ah ka hela dadka deeegaanka, waxaana ay soo dhoweyntaasi isugu jirtaa mid tilmaan iyo mid har-gal. 

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE