DAAWO: Qaabka qaraxu u dhacay iyo khasaaraha weyn ee uu geystay

Burbur aad u baxad weyn ayuu geystay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxaya faah faahino dheeri ah.

Dhismayaal ganacsi oo wadada labada dhinac ugu yiil ayaa ku burburay, waxaana dadkii wadada ku sugnaa qaarkood ay ku dhinteen halka qaar kale ku dhaawacmeen into ka badbaadayna waxaa dhagahooda ay noqdeen kuwo ay wax ka maqli waayeen.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE