Xildhibaanada Kutlada Horusocod oo baaq kasoo saaray mugdiga siyaasadeed: Akhriso

Xildhibaannadii la baxay Kutlada “Horusocod” ayaa dib u soo noolaaday kadib in muddo dheer aasaaskoodii kadib ay la kulmeen cambaareyn iyo diidmo ay kala hor yimaadeen shacabka.

Xildhibannadan ayaa Baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee dalka, waxayna tallooyin u jeediyeen madaxda dowladda Federaalka, iyagoo madaxeyne Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu kulan  isugu yeero Madaxda dowlad Goboleedyada, si wadahadal looga arrimaha ay ka cabanayaan.

Guddoomiyaha Kutladan la baxay Horeusocod C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa ka mid ahaa xildhibaanno tegay magaalada Kismaayo oo kasoo jeeday dhinaca Axmed Madoobe, isagoo qeyb ka ahaa xubnaha maamulka Jubba ee u qaabilsamaa soo dhoweynta madaxda maamul Goboleedyada.

HOOS KA AKHRISO

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE