Faa’iidooyinka kale ee qarsoon oo loo isticmaali karo daawada cadayga: VIDEO

Daawada cadayga ee loo isticmaalo ilkaha iyo ciridka ayaa leh faa’iidooyin qarsoon oo lagu nadiifin karaa wixii loo sameeyay wax ka baxsan.

Warbixin iyo tijaabo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in daawada cadaygu loo isticmaali karo isla markaana kaa teegeerysa arrin faa’iido u leh bulshada, gaar ahaan dadka fininka ku leh wajiga.

HALKAAN KA DAAWO WARBIXINTA

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE