SAWIRRO: Ciidamada Jabuuti oo loo tababaray isticmaalka diyaaraddaha Drone-ka

Taliska ciidanka Mareykanka ee Jabuuti ayaa tababar xirfad sare leh siiyay qaar ka mid ah askarta Jabuuti, iyagoo loo tababaray duulista iyo kontoroolka diyaaraddaha aan duuliyaha laheyn ee drones-ka si basaaska loo adeegsado.
Ciidamada loo tababaray drones-ka ayaa waxaa qeyb ka ah labo askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona kuwa la socda dhaqdhaqaaqa warbixinada ay soo gudbiyaan diyaaraddaha drones-ka ee goobaha Al-Shabaab kaga sugan yihiin Somalia.
Xafiiska Warfaafiye

Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE