DAAWO: Wiil cuuryaan ah oo kubadda cagta ku ciyaaro gacmahiisa

Wiil lixaadka la oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa gacmahiisa ku ciyaara kubadda cagta. C/llaahi Salaad ayaa lubadiisa lugood cuuryaan ka ah, wuxuuna xiiseeyaa ciyaarta kubadda cagta.

C/llaahi ayaa kubadda ku ciyaaro labadiisa gacan iyo madaxa, halka saaxiibadiisa ay lugaha ku ciyaaraan. Wiilkaani yar ayaa si kaftan ah u sheegay maadaama saaxiibadiisa labada lug ku ciyaaraan hadii ay gacanta ku taabtaanna kubadda laga dhigayo maano halka isagana haddii uu ku taabto lugahiisa laga dhigayo maano.

Wuxuu sheegay in wax dhibaato ah uusan ku qabin marka dadka caadiga ah kubadda la ciyaarayo, wuxuuna hoggaamiyaa koox uu isagu ku kalsoon.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE