DAAWO MUCJISO: Haweeney todobaadkii seddax jeer kaliya wax aragta

Haweenay ku ku nool magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa xaalad caafimaad daro oo ku habsatay, sanado ka hor ay kunoqotay mucjiso rabaani ah oo aan xal loo hayn, waxaanay haweenaydani todobaad walba badh ka mid ah gashaa xaalad indho beel ah, halka dhawr maalmoodna ay wax ka aragto oo indhaheedu caadi ay ka noqdaan.

Gabadhan oo lagu magacaabo, Natalie Adler, oo 30-jir ah, waxa uu xanuunkani ku dhacay iyadoo 17-jir ah uu ku dhacay xanuun sida daafka oo kale ah, kaas oo sababay in maalmo ka mid ah todobaadka ay indho beesho, inta kalana caadi arageedu u noqdo.

Xaaladan caafimaad daro ayaa dhakhaatiirta hal xiraale ku noqotay, wax dabiib ahna aanay ilaa hadda u hayn.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE