DAAWO: Mashquulka wadooyinka Muqdisho iyo gaadiidka dadweynaha

Magaalada Muqdisho oo shantii sano ee lasoo dhaafay sameyneysay horumar dhan walbo leh ayaa waxaa laga dareemayaa in gaadiidka kusoo badanayo magaalada, taasoo dhalisay in wadooyinka waaweyn ay noqdaan kuwo ciriiri ah.

Mashquulka iyo xiriiriga badan ayaa waxaa usii dheer in mararks qaar wadooyinka si deg deg ah u xirmaan sababo howlgalo ciidan ama madaxda sare ee dowladda oo loo xiro.

Warbixin telefishinka Astaan ka diyaariyay isticmaalka wadooyinka iyo gaadiidka BL dhibaatada ay ku qabaan xirnaanshaha iyo ciriiriga wadooyinka halkaan hoose kaga bogo.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE