SAWIRRO: Hooyo Soomaaliyeed iyo wiilkeeda oo hoy u ah dariiqyada London

Mid ka mid ah waddooyinka magaalada Londonayaa waxaa hoy ka dhigatay oo dagay hooyo Soomaaliyeed iyo wiilkeeda kuwaas oo ka carooday guri laga saaray oo ku yaalay xaafadda Tooting oo ay aad u jeclaayeen.

Hooyadaan Soomaaliyeed iyo wiilkeeda ayaa mudo afar sano ku dhow ay dariiqyada London hoy u ahaa, iyadoo xiliyada qabowga iyo barafka dhacaya ay wadooyinka jiifanayeen.

Waxaa ay diideen dhowr guri oo loogu badalay, waxaana ay door-bideen in ay wadada ku noolaadaan.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE