DAAWO: Hooyo Soomaaliyeed oo odaygeeda naafo ahaan ku nacay

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Yurub Maxamed Ismaaciil oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa si murugo leh ugu hadashay odaygeeda oo naafo ahaan uu ku nacay markii ay la dhul dhacday jiro ay ka socon weyday afarta adimood ee dhaqdhaqaaqa.

Hooyadaan ayaa sheegtay in shan caruur ah ay u dhashay odaygeeda, balse markii ay naafowday uu ka dhaqaaqay isla markaana reer kale sameystay, iyadoo sheegtay in uu ku yiri “Qof naafo ah ma awoodo inaaan la noolaado”

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Comments

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE