DAAWO: Nin Togo u dhashay oo noqday kan ugu basbaas cun badan dunida

Amedonou Kankue oo kasoo jeeda dalka Togo ayaa noqday ninka dunida ugu haysta qofka ugu dhaqsaha badan ee cunida besbaaska dunida ugu kulul ee la yiraahdo “Bhut Jolokia Chilis”.

Ninkaan kasoo jeeda qaarada Afrika ayaa awooda uu u leeyahay inuu si dhaqso ah ku cuno inta uu awooda ee inxaha besbeeska Bhut Jolokia Chilis kusoo bandhigay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, isagoo rikoorkaasina ka qaaday seddax nin oo la tartameysay.

Bhut Jolokia Chilis ayaa buugga lagu diiwaan geliyo dhacdooyinka iyo mucjisooyinka caalamka ” Guinness World Records” u aqoonsatay inuu yahay Amedonou qofka dunida ugu cunista degdegsan besbeeska ugu kulul dunidda oo afar bool jeer ka kulul besbeeska dadka caanida ah cubaan.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE