Jowhar oo si weyn looga ciiday {DAAWO SAWIRRO}

Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa shacab maanta salaadii Ciidula Adxaa kala qeybgalay magaalada Jowhar ee xarunta maamul Hirshabeelle.
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka hir-Shabeelle ahan siihaya xilka Madaxweynaha, Cali Guudlaawe Xuseen,  Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo wasiiro iyo Xildhibaano ayaa  ka  qeybgalay Dukashada Salaada Ciida Carafo.
Cali Guudlaawe oo Salaada kadiab Bulshada halkaasi kula hadlay ayaa marka hore waxa uu hambalyo u diray guud ahaan Shacabka ku nool deegaanada Hir-Shabeelle,isaga oo u rajeeyay Sanadkaan sanadkiisa Nabad iyo Barwaaqo.
Daawo Sawirrada

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE