Daawo Sawirrada:-Sida Maanta looga ciiday Magaalada Baydhabo

Shacabka magaalada Baydhabo iyo Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saaka markii uu waagu baryey u dareeray masaajidda iyo goobo kale, si ay ugu soo tukadaan salaada ciidul Adxaa.
Salaada ka dib wadooyinka magaalada Baydhabo waxaa isugu soo baxay dadweyne fara badan oo ku labisan dhar qurux badan oo noocyo kala duwan leh, waxayna iskugu hambalyeynayeen munaasabada ciiddul Adxaa.

 

 

You might also like More from author

Comments

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE