VIDEO: Maxaa iska badalay muuqaalka Abuu Mansuur 5 sano oo duur ku jir ahaa?

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Mansuur” oo maanta saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa muuqaalkii lagu yaqiin wax badan iska badaleen, iyadoo laga dareemaayo daal badan iyo isbadal ku yimid jirkiisa.

Abuu Mansuur ayaa u muuqday qof xanuunsan isla markaana shan sano ka hor sidii uu ahaa si ka duwan u muuraal ekaaday sida qof da’da ka muuqatay.

Shirka jaraa’id ee uu ku qabtay Muqdisho ayuu wuxuu ka sheegay in Al-Shabaab ay isku dayeen in ay ku dilaan duulaamo shower ah oo ay kusoo qaadeen, wuxuuna shirkiisa jaraa’id ku cadeeyay in Al-Shabaab ay ka leexaday wadadii loo aasaasay iyo in aysan diin wadin.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Comments

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE