SAWIRRO: Haweeney gacan go’an oo nimanka u dhareerayaan

Haweeney gacan go’an ayaa sawirkeeda soo dhigta barta leysku shukaansado ee Tinder. Joker Lauren oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa shaqadeeda ku tilmaamtay ‘Arms Dealer’, qof gacmaha ka baayac mushtarta.

Joker ayaa isku qiimeysay sidan, Quruxda ’10/10′, jismiga ‘9/10′, dabeecada ’20/10’, gacmaha ‘1/2’.Niman aad u fara badan ayaa gabadhan qoraalo usoo qoray oo raba iney xiriir la sameyaan, ayagoo sheegay iney gacanteeda ka heleen.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Comments

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE