SAWIRRO: Haraadigii saldhigii AMISOM ee Leego oo dad shacab bililiqeysteen

Dad shacab ah ayaa ku xoomay saldhigii AMISOM ee degaanka Leego oo ay dhowaan ka baxeen ciidamadii deganaa, waxaana bililiqeystay shacabkii deegaanka.

Saldhiggan oo si lama filaan ah ay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda uga baxeen ayaa waxaa la wareegay maleeshiyada Alshabaab oo dadka degaanka isugu yeeray.

Dadweynaha degaankaasi ayaa qaatay haraaga saldhigga, siiba gidaarada ay ciidamada AMISOM dhisteen.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Comments

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE