DIGNIIN VIDEO: Isticmaalka taleefanka ee habeenkii oo laga qaado Kansarka indhaha

Tani waa digniin caafimaad oo ku socota qof walba oo habeenkii mugdiga ku isticmaala taleefanka.

Baaris la sameeyay ayaa lagu ogaaday in nin u dhashay China oo ku dhacay cudurka dhifka iyo naadirka ah ee Cancer-ka indhaha kaasoo uu ka qaaday taleefoonkiisa mobile-ka oo habeen walba ka hor inta uusan seexan mudo 30 daqiiqo ah ku istimaacali jiray mugdiga.

Ninkaan ayaa ugu horeyntii bilaabay inuu si wanaagsan wax u arki waayay, kadibna xinjiro dhiig cas ah uu ku furmay xididada indhaha.

Baaristii la sameeyay ayaa lagu ogaaday inuu la ildaran yahay cudurka cancer-ka indhaha oo dhif iyo naadir ah dunida dadka uu haleelo.

Warbixintaan muuqaalka ah ayaa iyadoo faahfaahsan warbixintaan kaga bogan kartaa.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Somalia
Email: Warfaafiye@gmail.com

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE