DAAWO: Haweeney aad u buuran oo dooneysa inay noqoto qofka ugu buuran dunida

Haweeney lagu magacaabo Bobbi-Jo oo degan magaalada New York ayaa dooneysa in ay noqoto haweeneyda dunida ugu buuran sanadaha soo socda hadii ay caafimaad ku gaarto.

Bobbi-Jo oo cabirka simankeeda oo balac ahaan ah 251.46 Centimeters, cabirkaasi oo ah mid waali ah, una diiday inay socoto.

Haweeneydaan ayaa dadka la socda xaaladeeda cayilka waxay sheegeen in ay sii ballaaraneyso marba marka ka danbeyso.

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE