DAAWO: Faa’iidada caafimaad iyo xogta dahsoon ee ku jirta qaniinyada quraanshada

Quraanshada, waxay ka mid tahay xasharaadka yaryar oo caalamka idil laga heli karo. Marka ay ku qaniinto quraanshada haka xanaaqin, hana u qaadan inay waxyeelo kuu geysatay, hana ku fekerin inaad disco.

Waayo qaniinyadeedi waxay kuu leedahay faa’iido, waana inaad ugu mahadnaqdaa,  faa’idada laga helo qaniinyada quraanshada waxay jirka gelisaa firfircooni waxayna kordhisaa xinjiraha dhiiga, tan labaad ee ay leedahayna waxay ka taqluusjtaa baruurta jirka ku jirta, gaar ahaan marka ay ku qaniinto quraanshada dhediga ah.

Cilmi baaris la sameeyay ayaa sheegeysa in qaniinshaha badan ee quraanshada ay jirka gaar ahaan maqaarka sare faa’iido badan u leedahay, haddii ay ku qaniintana ha dilin ee u mahadnaq, Halkan ka daawo warbixinta oo dhameystiran.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa gelintii danbe maanta kormeer kedis ah ku tegay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka, taasoo ka mid ah wasaaraddaha ugu shaqada badan xukuumadda.

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE