DAAWO Laacibka Messi oo dhigtay arooskii qarniga oo malaayiin dollar ku baxday

Xiddiga dunida ugu caansan ee kubadda cagta Lionel Messi ayaa guursaday gabdhii ay yaraantiisii isbarteen, waxaana arooskaan uu noqday arooskii qarniga ugu shidnaa.

250 qof oo lagu casuumay ayaa ka qeybgashay oo u badan ciyaartooy caan ah, qoyska labada aroos iyo marti sharaf kale.

Messi ayaa markii uu 13 sano jir ahaa isbarteen Antonella Roccuzzo, waxayna u dhashay labo caruur ah iyagoona jacleystay in guurkooda hadda dhaco.

Laacibiinta ka qeybgalay xaflada waxaa ka mid ahaa Luis Suarez, Neymar, Fabregas, Di Maria, Piqué iyo xaaskiisa Shakira iyo laaciibiin badan.

LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Comments

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE