VIDEO: Wiilka Cristiano Ronaldo oo dhaxlay farsamadii aabihii dhigayna wacdaro cajiib

Wiilka lix sano jirka laacibka unida ee Cristiano Ronaldo ayaa qaaday wadadii aabahiis, isagoo dhaxlay farsamadii kubadda cagta aabahiis ku caan baxay.

Cristiano Jr ayaa wacdaro lala yaabay dhigay habeenkii Real Madrid qaatay koobka Champions League, isagoo caruur asaagiisa ah farsamo waali ah ku dhex qaaday xili aabahiis iyo saaxiibadiisa u dabaal dagayeen guusha Rea’ Madrid.

Muuqaal barta Youtube-ka lasoo dhigay ayaa waxaa daawaday malaayiin qof oo ka helay farsamada Cristiano JR oo mustaqbal wanaagsan ku yeelan doono kubada cagta adduunka.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Soomaaliya
Warfaafiye@gmail.com

 LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE