DAAWO: Farmaajo oo dharbaaxay waardiyihiisa oo ka celiyay dad uu salaami rabay

Muuqaal kooban oo laga qabtay bannaanbixii maanta ayaa baraha bulshada ku faafay, kaasoo muujinaayo Madaxweyne Farmaajo oo markii uu soo galay garoonka Banaadir Stadium ee u dhaqaaqay inuu gacan qaado dadkii bannaanbaxa kasoo qeybgalay.

Hase ahaatee mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ayaa madaxweynaha ku hor orday isagoona damcay inuu ka celiyo dadkii uu salaami rabay madaxweynaha, waxaana si caro ay ku jirto u kala tuuray madaxweynaha oo dharbaaxay, kadibna madaxweynaha dadkii shacabka gacan qaaday inkastoo dhabaq u dhaxeeyay dadka iyo madaxweynaha.

Xafiiska Warfaafiye
Muqdisho, Soomaaliya
Warfaafiye@gmail.com

 LIKE GAREEY SI WARARKEENA U HESHID 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE