DAAWO: Filimka Fast & Furious 8 oo kusoo baxay si waali ah jabinayay rikoor cusub

Filimka cusub ee Mareykanka ah ee Fast & Furious 8 oo atooraha uu ka yahay  Vin Diesel oo filimada actionka looga danbeeyo lana jilayaan actarada Dwayne Johnson iyo Jason Statham dhigay rikoor cusub.

Fast & Furious 8 oo soo baxay 14 bijstaan ayaa u muuqda mid tartan kula jira rikoorka qiimaha filimkii Star Wars ee soo baxay sanadkii 2015 , waxaana uu haatan filimka F8 uu todobaadkii u horeeyay beegsaday adduun gaaraya 533 milyan oo dollarka mareykanka ah taasoo garabka ku haysa filimkii Star Wars lacagtii uu soo xareeyay oo aheyd 526 milyan doolar.

Fast & Furious 8 oo ayaa waxaa laga tabay oo ka maqan jilaagii caanka ahaa ee Paul Walker oo ku geeriyooday shil baabuur asigoo jilaayay filimkii Fast and Furious 7 iyadoo uu walaalkiis dhameeystiray filimkaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE